SAH Bern
←

Macluumaad muhiim ah ka hor intaadan buuxin foomka:

Warbixintaada iyo dhammaan macluumaadkaaga si qarsoodi ah ayaan u haynaa. Macluumaadka dad kale ma siino. Macluumaadkaaga waxaan la wadaagnaa oo keliya haddii aad ogolaato.